| ||
Script: Marka ay unugyadii dhiigga ee u horeeyay ay ka soo baxaan koleyga dheefta, xididdo dhiig ayaa ku sameysmayo dhammaan embriyaha, wadnuhuna ahaan buu ku soo baxaysaa. Ku dhawaad islamarkiiba, wadnaha dhaqsuu u qorayaa wuu isku duubmaa iyadoo qolal gaara ay bilaabanayaan inay sameysmaan. Wadnuhu wuxu bilaabayaa garaac 3 usbuuc iyo hal maalin kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib. Qaabka wareegga dhiigga waa qaabka koowaad ee jirka, ama kooxo xubno wada xiriira, gaara xaal hawlqabad. | ||
All ages referenced to fertilization, not last menstrual period. |