| ||
Script: Usbuuca 21ka illaa 22da kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib, sanbabadu waxay yeelanayaan xoogaa karti hawo neefsasho. Tan waxa lagu tiriyaa waqtiga taabagalka maxayeelay ku noolaansho caloosha dibaddeeda waxay u noqoneysaa nuurtagal uurjiifyada qaar. | ||
All ages referenced to fertilization, not last menstrual period. One month = 4 weeks. |