| ||
Script: Dhammaan qaybaha looga baahan yahay si uu u shaqeeyo dareenka uurka waa shaqeynayaan. Daraasooyinka hadda-dhalleyga waqtiga ka hor dhashaa waxay caddeeyeen kartida dareenka uurka ugu horreyntii usbuuca 26ka kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib. Walax macaan oo la dhexgeliyo dareeraha amniyoonka waxay kordhinaysaa qaddarka liqidda uurjiifka. Lidkeeda, liqidda uurjiifka oo isdhinta waxay ku timaada walax kharaar oo lagu daro. Waxa marar badan daba socota muuqalka wajiga oo isbeddela. | ||
All ages referenced to fertilization, not last menstrual period. One month = 4 weeks. |