| ||
Script: Si ka soo horjeedo jawabtii hore lo arkay ee dib-u-gurashada Xoodin afka agtiisa waxay haatan dhalinaysaa, u jeesasho dhinaa xoodinta iyo furitaan afka. Jawaabtani waxa la yiraahdaa "jawaan-celin automaatik ah ee raadin" waxayna sii socotaa dhalashada kadib, ka caawintaa hadda-dhaleyga helidda ibta hooyadiisa/hooyadeed waqtiga nuujinta. | ||
All ages referenced to fertilization, not last menstrual period. One month = 4 weeks. |